Al-Shabaab oo War ka soo saartay fal dil ah oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in xalay ay Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ku dileen Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe. War lagu faafiyey warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa sheegtay in sarkaalka ay dileen uu ahaa Xidigle ka tirsanaa ciidamada ka howlgala magaaladaasi. Sidoo kale waxay intaasi ku dartay in raggii dilay ay horay u sii qaateen … Continue reading Al-Shabaab oo War ka soo saartay fal dil ah oo ka dhacay Magaalada Jowhar